Dowladda Soomaaliya oo kicisay Diyaaradaha F16 ka kuwaas oo dul marayo Muqdisho.

Axad 10 May 2026 {HMC}  Dowladda Soomaaliya ayaa adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho oo maanta mucaaradka qorsheeyeen in ay ku qabtaan bannaanbax.
Waddooyinka qaar magaalada ayaa xiran, iyadoo goobaha ay deggan yihiin xubnaha la geeyay ciidamo dheeraad ah.
Sidoo kale, Guuxa Diyaaradaha ayaa laga maqlay gudaha magaalada, arrintaasi oo tilmaamaysa in heegan buuxa ay ku jirto caasimadda.
Dhaqdhaqaaqyadan ayaa sameyn ku yeeshay nolosha Malaayiinta Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda una badan danyar.

See less

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...