{DAAWO SAWIRADA} Kulan ka dhan ah Hirshabelle oo lagu taageeray Ugaas Yuusuf.

Axad 1 Nev 2026 {HMC} Switzerland: Kulan ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland, kaas oo looga soo horjeeday maamulka Hirshabelle, laguna muujinayay taageerada Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan, ayaa lagu qabtay dalkaasi.

Ka qeybgalayaasha kulanka ayaa soo bandhigay mowqifkooda ku aaddan xaaladda Hirshabelle, iyagoo muujiyay taageerada ay u hayaan Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan, kana hadlay arrimaha siyaasadeed iyo kuwa dhaqanka ee ka taagan deegaanada maamulkaasi.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo Xalane ku xirtay muwaadin British ah, kadibna dalka laga saaray.

Axad 1 Nev 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo saacado ah Hoteel ku yaalla xerada Xalane ku xirtay Ryan Brige oo lagu eedeyay...