Itoobiya oo ku dhawaaqday inay ka qaybqaadanayso shirarka amniga badda Afrika.

Axad 1 Nev 2026 {HMC} Itoobiya ayaa sheegtey in ay diyaar u tahay in ay si weyn uga qayb-qaadato shirarka & la-tashiyada Afrika ee arrimaha badda, sida uu warbaahinta u sheegey Taliye ku-xigeenka ciidanka Badda Itoobiya, Admiral Gezu.

Taliyuhu wuxuu kale oo xusey in isu-imaatin ka dhacay AddisAbaba oo dhexmaray Itoobiya, Jabbuuti, Yemen, Cummaan, Somaliland & Puntland lagu xoojiyey helitaanka marin-badeed ee Itoobiya dooneyso.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi iyo maalgashi.

Axad 1 Nev 2026 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...