Madaxweyne Trump oo Diiday inuu Taageero Ololaha Dib-u-doorashada Netanyahu

Jimco 16 Oct 2026 {HMC} Madaxweynaha Dalka Mareykanka DolandTrump ayaa diiday inuu taageero ololaha dib-u-doorashada Netanyahu, inkastoo uu sheegay in dhinaca Netanyahu ay jeclaan lahaayeen inuu ka qayb qaato doorashada soo socota ee Israa’iil ka dhacaysa 27 bishan Oktoobar.

Wareysi uu Trump , siiyay telefishinka Newsmax, waxaa la weydiiyay inuu ku kalsoon yahay Netanyahu. Trump, wuxuu ku jawaabay;

“Run ahaantii, cidna kuma kalsooni. Cidna kuma kalsooni. Dunida siyaasadda, qofna kuma kalsooni.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...