Jimco 9 Oct 2026 {HMC} Tirada saxda ah ee askarta cutubkan ayaan si rasmi ah loo xaqiijin. Ciidamadu waxay qaateen tababaro dhinacyo kala duwan ah, waxaana dhawaan Taliyaha Taliska Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya uu tababar u soo xiray cutubka dhawaan dalka lagu soo celiyay ka dib markii ay dhamaysteen tababarkooda.

