{DAAWO MUQAALKA} Hub iyo Ciidan lagu diyaarinaa oo Baladweyne.

Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Waxaa sii xoogeystay kulamada ka dhanka ah Maamulka Hirshabelle ee ka socdo Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaana hada ay marayaan in hub iyo ciidamo ay aruuriyaan beesha Xawaadle.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA Warbixinta

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wariye caan ahaa oo la afduubtay saacado kadibna la helay meydkiisa.

Jimco 18, Sep 2026 {HMC} Tacsi iyo baroordiiq ayaa loo dirayaa tabiyihii ciyaaraha ee caanka ahaa ee Koonfur Afrika, Owen Ndlovu, oo meydkiisa la helay...