{DAAWO MUQAALKA} Imaaraadka iyo Itoobiya oo Weeraro Duqeeymo ah ka Fuliyey Suudan.

Dowlada Suudaan ayaa ku eedeysay Imaaraadka iyo Itoobiya iney si buuxda ugu lug leeyihiin weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo shalay duhurkii lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee magalada Khartoum.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...