Wasaaradda Waxbarashada XFS oo maanta shaacidoonto Imtixaanka Dugsiga Sare

Sabti 15 Aug 2025 {HMC}Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2025/26 iyada oo qaban-qaabada arrintaas ay socoto.Time & Calendars

Wasaaraddu waxa ay shaacin doontaa tirada Ardayda gudubtay, kuwa dhacay, Gabdhaha, Wiilashada, kaalmaha koowaad, labaad & Saddexaad iyada oo la abaalmarin doonno Ardaydaas kaalmaha hore gashay sida xogaha la helayo ay sheegayaan.

Arday, Waalidiin, Macallimiin & Dugsiyada ay wax ku barteen ayaa sugaya natiijada Ardaydaas waxaana socda indhaha lagu haya dhaqdhaqaaqa ka socda dhinaca Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...