Mw Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dhawaan jawaab ka bixin doono hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil

Talaado 11 Aog 2026 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dhawaan jawaab ka bixin doono hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ee uu ku diiday qorshaha 15-ka qodob ka kooban ee Golaha Nabadda.

Trump oo su’aalo uga jawaabayay wariyeyaasha gudaha Xafiiska Madaxweynaha ee Aqalka Cad ayaa sheegay inuu jawaabtiisa ku daabici doono barta bulshada ee Truth Social.

Wuxuu yiri: “Jawaabtayda halkaas ayaan ku daabici doonaa. Waxaan hayaa jawaab; waa jawaab wanaagsan, halkaas ayaanan ku daabici doonaa.”

Wuxuu sidoo kale sheegay in xiriirka labadooda uu weli yahay “mid aad u wanaagsan.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...