Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan oo gaaray dalka Kuwait,

Jimco, Juun 26, 2026 {HMC} Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Kuwait, Sheekh Axmed Al-Yuusuf.

Garsoore Cumar ayaa loo xushay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka u dhexeeya Kuwait SC iyo Al-Qadsiya, kaas oo la ciyaari doono 29-ka Juun 2026, kana tirsan kulamada ugu dambeeya ee horyaalka Zain Premier League.

Markii uu gaaray Kuwait, waxaa si rasmi ah u soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee Kuwait, Cabdullaahi Maxamed Sheekh, masuuliyiin ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Kuwait iyo wakiillo ka socday shirkadda Al Shaayic.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Somali Airlines oo Bilaabeyso duulimaadkeeda ugu horreeya Bisha soo socoto.

Axad 16 Aug 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay duulimaadkeedii ugu horreeyay sameyn doonto bisha...