Sabti 12 Juun 2026 {HMC} Yuusuf Cabdirasaaq oo ah Ciyaar yahan asalkiisu yahay Soomaali ayaa caawa waxaa uu safka hore kaga jiraan Xulka kubada cagta Dalka Qatar.
Ciyaar yahay Yuusuf Cabdirasaaq ayaa laba jeer xulkiisa Qadar kula guuleystay Koobka qaarada Aasiya.
Halkan Caawana uu ku jira Ciyaaryahanada safka hore, Kulanka ay wada ciyaaridoonaan Wadamada Qatar vs Switzerland waana kulanka kamid ah tartanka Cup ka Aduunka ee 2026.

