Hay’adda Dhowrista Xogta Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la billaabay diiwaangelinta xogta hay’adaha dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay

Axad May 31, 2026 {HMC} Hay’adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqday in la billaabay diiwaangelinta hay’adaha dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ururiya, kaydiya, adeegsada, gudbiya ama shaaciya xogta shaqsiga ah.

Warqad rasmi ah oo ay Hay’addu soo saartay caawa ayay ku sheegtay in diiwaangelintan ay ku saleysan tahaySharciga Dhowrista Xogta.

Hay’addu waxay sheegtay in dhammaan xog-dhowrayaasha iyo xog-adeegsadayaasha ka hawlgala Soomaaliya looga baahan yahay inay u hoggaansamaan waajibka diiwaangelinta, si loo xoojiyo ilaalinta xogta muwaadiniinta iyo ku dhaqanka sharciga dalka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...