Axad 24 May 2026 {HMC} NISA ayaa sheegtay in duqeyn laga fuliyay Taso lagu dilay 25 AS, Maleeshiyaad iyo hoggaamiyeyaal ayay iskugu jireen kuwaas oo lagu sheegay in ay qorshaynayeen weeraro ay ka geystaan Gobolka Hiiraan.