Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar oo xaqiijisay in kabadan 20 muwaadin oo Soomaali ah lagu xayiray garoonka diyaarada Qaahira.

Axad 24 May 2026 {HMC} Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa xaqiijisay in kabadan 20 muwaadin oo Soomaali ah in lagu xayiray garoonka diyaarada magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Sidookale waxay sheegtay safaaraddu in laga soo celiyay dalka Masar muwaadiniin qaarkood arrimo caafimaad u aaday dalkaas, kadib markii ay isticmaaleen nidaam dal ku gal oo ay joojisay dowladdu.

Lama cadeyn sababta loogu ogolaaday muwaadiniinta in ay ku safraan nidaamkan hadii ay joojisay Dawladda Federaalka Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...