Sentar Cabdi Qaybdiid oo ka baxay garabka Mucaaradka.

Jimco 22 May 2026 {HMC} Sentar. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka baxay garabka Mucaaradka isagoo u safray Gaalkacyo si uu ugu qaybgalo ololaha doorashada Galmudug.

Si ay sheegeen ilo xog ogaal ah Qaybdiid ayaa ka qaybgalaya doorashada toos ah ee Galmudug iyadoo loo balanqaaday in uu soo qaadan doono kursigiisa.

Galmuduga ayaa dhawaan martigalinaysa doorashada hogaanka maamulka iyadoo musharax Liibaan Axmed Xasan uu helay taageerada madaxda Faderaalka, siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...