Qodista shidaalka Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeynaayo muddo u dhexeysa 6 ilaa 9 bilood.

Jimco 22 May 2026 {HMC} Madaxweynaha Wadanka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta ka hadlay Howlgalka ay soomaaliya ka wadaan oo ay ku jirto qodista Shidaalka Soomaaliya.

 

“Hawlgalka aan ka waddo xeebaha Soomaaliya wuxuu leeyahay muhiimad taariikhi ah… waxaan filaynaa in howlgalka qodista shidaalka lagu soo gabagabeeyo muddo u dhexeysa 6 ilaa 9 bilood; Rejadeennu waa inaan gaarsiino shacabka walaalaha ah ee Soomaaliyeed war wanaagsan oo ay muddo dheer sugayeen.”

 

Hadalka Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa Xili Dowladda turkiga ay si buuxdo u garab istaagtay Dowladda Soomaaliya islamarkaana ay ka taageertay dhinacyo badan sida dib u habeenta ciidamada dib u dhiska wadooyinka iyo qodista Shidaalka oo ah halka ay dadka soomaaliyeed indhahaha kuwada haayaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...