Soomaaliya oo caawa Imaaraadka ku difaacaysa madal Caalami ah.

Talaado 19 May 2026 {HMC} Dowladda Isku taga Imaaraadka Carabta ayaa caawa isku yeertay shir deg deg ah oo ay yeeshaan golaha amaanka ee Qaramada Midoobeey si loo cambaareeyo weerarka Droneska ah ee Iran ku qaaday Imaaraadka.

Soomaaliya ayaa marka codkeeda laga soo tago waxa ay kursiga ugu hadli doonaa Muslim ahaan iyo Carab ahaan si ay u difaacdo Imaaraadka.

FG. Habeenkii Soomaaliya kulanka dalbatay ee Israel iyo Soomaaliya is haayeen Imaaraadka iyo Baxrayn waa gambiyeen

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...