Iiraan oo 300 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn geeysay dalka Cuba.

Arbaco 18 May 2026 {HMC} Sirdoonka Mareykanka ayaa oggaaday la taliyeyaal militari oo ka socda Iiraan inay ku suganyihiin dalka Cuba , halkaa oo la sheegay inay geeyeen 300 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay doonayaan in lagu weerarro saldhigga Mareykanka ee Guantanamo Bay,

maraakiibta ciidamada badda Mareykanka, iyo xitaa magaalada Key West ee gobolka Florida oo caasimadda Cuba ee Havana u jirta qiyaastii 90 mayl, haddii Mareykanka uu isku dayo duullaan uu ku qabsanayo Cuba, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa Axios.

Ma cadda inay arrintan tahay cududaar uu Mareykanka sharciyad ugu raadinayo weerar uu ku qaado Cuba, mise waa dhab oo Iiraan ayaa ka faa’iideysanaysa khilaafkan oo dagaalka u raraysa Cuba?

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...