Arbaco 13 May 2026 {HMC} Mudooyinkii dambe waxaa qalabeeyn xoogan lagu sameynaayay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya si ay tayo iyo awood u yeeshaan. Qalabeeynta Ciidanka Lagu sameeyay ayaa laga Dareemaayo Furumaha horre ee Dagaalka gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay uu tagay taliye Ibraahin
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlaayay boqolaal askari oo ku sugan duleedka Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhaxe ayaa yiri caawa hadii jilib loo baahdo waa tagi karaan, walaahi ragganimadeena ayaa wax ka dhiman hadii aan cadowga dalka ka saarin”

