FIFA oo Lagu Xaday Xog Muhiim ah Kadib markii Lagu qaaday Weerar Dhanka Internetka ah.

Khamiis 26 Nov 2026 {HMC} FIFA ayaa xaqiijisay in weerar dhanka internetka ah lagu qaaday, kaas oo sababay in la xado macluumaad shakhsi ah iyo kuwo ganacsi.

Kooxda magaceeda ku sheegtey ‘HandsomeBoy’ ayaa sheegatay in ay FIFA ka xadeen xog ka badan 12GB oo isugu jirta aqoonsiyo, xogta maaliyadda, faylal sharci & macluumaad kale oo muhiima. diiwaannada maamulka gudaha ee ururka.

Weerarrada Internet-ka ee caalamka ayaa kordhay, iyada oo loo dhacayo hey’ado & shirkado waa weyn.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Muqdisho oo Aas Qaran loogu Sameeyay Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

Khamiis 26 Nov 2026 {HMC} Waxaa maanta aas ballaaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho AUN Dr. Cali Cabdullaahi Cosoble. Waxaa uu sanadki 1962 ku dhashay magaalada...