Ciidanka Ammaanka Degmada Wanlaweyn Oo Howlgal Ballaaran Ka Sameeyey Xaafadaha Degmada

Sabti 6 June 2026 {HMC} Ciidanka ammaanka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa howlgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.

Howlgalkaan oo qayb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga degmada ayaa waxaa hoggaaminayey taliyaha ciidanka Birmadka degmada Wanlaweyn, Sulaymaan Maxamed Yare, iyadoo ciidamada ay baaritaanno iyo kormeerro amni ka sameeyeen goobaha muhiimka ah ee degmada.

Ujeedka howlgalka ayaa Ahaa xoojinta nabadgelyada iyo ka hortagga falal amniga wax u dhimi kara.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...