RW Xamse oo magacaabay Gudiga Cusub.

Jimco 5 June 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi Wasiirro u badan oo qaban-qaabiyaha xuska todobaadka xorriyadda Soomaaliya.

Guddigaan waxaa Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS, Cali Xoosh.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...