Qatar & Saudi Arabia oo wada hadlayka yeeshay xaaladda kasoo cusboonaatay Bariga Dhaxe

Arbaco 3,June 2026 {HMC}Wasiirrada Arrimaha Dibadda Qatar iyo Sacuudiga oo xiriir Teleefan wadaagay ayaa kawada hadlay xaaladda kasoo cusboonaatay Bariga Dhexe gaar ahaan duqaynta Maraykanka uu u gaystay Iiraan iyo jawaabta ay ku beegsatay Kuwait & Bahrain.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal Bin Farhan ayaa la hadlay dhiggiisa Qatar, Abdulrahman Bin Jassim Al Thani maanta oo Arbaco ah sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay labadaan Wasiir oo lasoo dhigay Barta X

Waxa ay cambaareeyeen duqaymaha, waxaana ay garab istaageen dhabbaha wadahadalka si loo xoojiyo, Iiraan ayay xusuusiyeen in ay ilaaliso Dalalka ka madaxbannaan dagaalka oo ay duqayneyso sida hadalka loo dhigay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...