Maamulka Gobolka Banaadir oo goobo gaar ah u cayimay in uu Mucaaradka ku dhigto dibadbaxo

Arbaco 3,June 2026 {HMC}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mucaaradka goobo u cayimay in ay ku dibadbaxaan xubnaha Mucaaradka ah si amniga dadka ka qaybgalaya ay u sugaan Hay’adaha ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa sheegay in wadahadallo ay u socdaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka sida uu hadalka u dhigay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...