Kulan Muqdisho ku dhaxmaray Mahad salaad iyo Shiikh Shariif.

Jimco  29, May 2026 {HMC} Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo caawa kulan yeeshay, ayaa ka wada hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan bannaanbaxyada ay mucaaradku sheegeen inay qabanayaan 4-ta Juun.

Taliye Mahad iyo Madaxweyne Shariif ayaa isku raacay muhiimadda ay leedahay ilaalinta xasilloonida magaalada, iyadoo laga fogaanayo wax kasta oo horseedi kara qalqal amni iyo rabshado.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Loogu Baaqay in ay Dib ugu Laabtaan Wada-hadalka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Mucaaradka ayaa loogu baaqay in ay muujiyaan isu tanaasul, isla markaasna si degdeg ah dib...