Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka oo diyaarinaysa lacag cusub oo uu ku sawiran yahay Trump.

Khamiis 28, May 2026 {HMC} Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa diyaarinaysa lacag cusub oo doollarka Mareykanka ah oo ah $250 oo isku dhagan, oo lagu sawiray Trump, sida uu maanta baahiyay wargeyska Washington Post oo sheegay soo saarista lacagtan inuu Trump ku cadaadiyay wasaaradda maaliyadda Mareykanka.

Haddii qorshahan la hirgeliyo, Trump wuxuu noqon doonaa qofkii ugu horreeyay ee nool oo lagu sawiro lacagta Mareykanka tan iyo sanadkii 1866.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Roobabku Saameeyeen Xarardheere.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Saameeyeen Roobabka ka Da’ay Xarardheere Xarardheere, 16 Oktoobar 2026 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo...