Itoobiya la’aanteed ma guuleysanayaan dedaallada dhexdhexaadinta Soomaalida.

Sabti 28 Nov 2026 {HMC} Danjirhii hore ee Itoobiya u fadhiyey Muqdisho, Suleymaan Dedefo: “Itoobiya la’aanteed ma guuleysanayaan dedaallada dhexdhexaadinta Soomaalida.

laga soo bilaabo duulaankii Siyaad-barre nagu soo qaaday Soomaaliya waxa ka jirey dagaallo kala duwan ilaa ay ku tarmeen argagixisadu…

Itoobiya waxa ay heshiisiisey siyaasiyiinta, waxayna naf ku bixisey xoraynta Soomaalida, waxaa dalkayagu hoy u noqday Soomaalidii soo barakacday, weli waxaan u taagan nahay Soomaaliya oo ah dal madaxbanaan soona ceshata kaalintii ay ku lahayd caalamka, waxa se nasiib-darro in Soomaaliya ka mid tahay dalal hoy u noqday xoogagga dibeed oo doonaya in ay khalkhal geliyaan Itoobiya.”

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweyne Deni oo Kormeeray Shirkadda Korontada Garoowe.

Sabti 28 Nov 2026 {HMC}  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Shirkadda Korontada ee Garoowe ee (NECSOM), isagoo warbixin ka...