{DAAWO SAWIRADA} ciidanka gaar ah ee Soomaaliya ee Tababarku uga socdo dalka Masar.

Sabti 10 Oct 2026 {HMC} Dowladda Masar oo saldhig laga siiyay Waqooyiga Caasimadda ayaa sidoo kale Muqdisho u soo dirtay quburo, tababarayaal iyo Injineero dhisaya saldhiga lagu tababari doono ciidanka Soomaaliya sidoo kale noqon doona saldhiga Masaarida ee ka mid noqonaya AUSSOM.

Laba wadan ayaa sanadkii 2024 gaaray Heshiis difaac iyo in xiriirka labada wadan loo dalacsiiyo mid strategy ah.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeye Soomaaliya Caalamka.

Sabti 10 Oct 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeye Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII...