Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Ehelada wiil Bajaajle ah oo lagu dilay muqdisho oo dil ku hanjabay.
Author: Abdullahi Osman
-
{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Shariif Cabdalla oo si adag kaga hadlay arimaha Dastuurka iyo diinta.
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Xildhibaan Shariif Cabdalla oo si adag kaga hadlay arimaha Dastuurka iyo diinta.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
-
{DAAWO MUUQAALKA} Itoobiya oo heshiis iskaashiga dhinaca difaaca ah la saxiixatay dalka Uganda.
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Itoobiya oo heshiis iskaashiga dhinaca difaaca ah la saxiixatay dalka Uganda.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
-
Wasiirka Arimaha Gudaha somalia oo Somaliland ku eedeyey Dilkii uu kabadbvaday Ugaas Mahiigaan.
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa markii ugu horreysay ka hadlay isku-deygii dil ee uu Muqdisho uga badbaaday Ugaas Axmed Saleebaan Shidde (Mahiigaan).
Wasiir Fiqi ayaa Maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ku eedeeyay isku-deyga fashilmay ee la rabay in lagu khaarajiyo Ugaaska, oo isagu si adag uga soo horjeeda maamulka Biixi.
“Ugaas Mahiigaan oo kamid ah dhaqanka ka soo jeedaa Gobollada Waqooyi ayaa ka badbaaday shirqoolka kooxo taabacsan Maamulka Gobolada Waqooyi waxayna u geysteen dhaawacyo culus,” ayuu Wasiir Fiqi qoraal uu soo dhigay bartiisa X (ex-Twitter).
Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dhacdadaan uu la wadaagay hay’adaha amniga Soomaaliya, si baaritaan qoto dheer loogu sameeyo isku-deyga dil ee uu ka badbaaday Ugaas Mahiigaan.
“Waxaan la wadaagnay dhacdadaan hey’adaha amniga dalka si ay u baaraan kiiskan, sharcigana loo horkeeno kooxihii,” ayuu qoraalkiisa sii raaciyay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi.
Eedeynta uu Somaliland u jeediyay Fiqi ee la xiriirta isku-deyga dil ee uu ka badbaaday Ugaas Axmed Saleebaan Shidde (Mahiigaan) ayaa imaneysa xilli uu Ugaaska afkiisa ka sheegay in kooxdii soo weerartay uu soo dirsaday maamulka Somaliland, gaar ahaan madaxweyne Biixi.Sidoo kale Ugaaska ayaa sheegay in masuul ka tirsan Sirdoonka Somaliland uu soo wacay isaga oo ku wargeliyey in maalin dambe uusan ka badbaadi doonin raggii jir-dilka u geystay, haddii uusan faraha kala bixin arrimaha Somaliland.
“Shir jaraa’id ayaan qabtay maalin ka hor, waxaan cadeeyey in dadka reer waqooyiga ah ee Muqdisho lagu leynayo ay ka dambeeyaan Muuse Biixi iyo ina Kaahin, ragga isoo weeraray taasbey ka duulayeen, xalayna waaba la ii cadeeyey oo waxaa la iga soo wacay Hargeysa,” ayuu yiri Ugaas Mahiigaan.Ugaaskaan ayaa sheegay inuu qabo dhaawacyo daran oo dowladda Soomaaliya ama qabiil kale uusan u geysan, balse Muuse Biixi uu soo abaabulay, “waxaana beegsanaya Muuse Biixi oo dadka kala fogeynaya,” ayuu yiri.
-
{DAAWO MUUQAALKA} Shirweynaha 1aad ee isku dubbaridka Wasaaraddah shaqada iyo arrimaha Soomaaliya oo Kismayo ka Furmay
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Shirweynaha 1aad ee isku dubbaridka Wasaaraddah shaqada iyo arrimaha Soomaaliya oo Kismayo ka Furmay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
-
{DAAWO MUUQAALKA} Aas Qaran Oo Gabiley loogu Sameeyay Abdiraxaam Xaaji Oo Garoowe lagu dilay
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Aas Qaran Oo Gabiley loogu Sameeyay Abdiraxaam Xaaji Oo Garoowe lagu dilay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
https://youtu.be/mfq55XHvsSs
-
{DAAWO MUUQAALKA} Xilbanada Gobsan “Qudba siradu waa jaahil nimo nahaysata,guurkuna wuxuu ku wacanyahay in gole”
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Xilbanada Gobsan “Qudba siradu waa jaahil nimo nahaysata,guurkuna wuxuu ku wacanyahay in gole”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
-
{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamada Ciidamada qalabka oo la hogeeyay 9 qof oo Soomaalia iyo Ajaanib iskugu Jiro.
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Maxkamada Ciidamada qalabka oo la hogeeyay 9 qof oo Soomaalia iyo Ajaanib iskugu Jiro.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
-
{DAAWO SAWIRDA} Madaxweynaha soomaaliya oo gaaray magalada Neirobi ee caasimadda Dalka kenya
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha 6aad ee arrimaha deegaanka iyo isbedelka Cimilada oo Maalinta Berrito ah ka furmaya Nairobi. -
{DAAWO MUUQAALKA} Howlgallo ka soconaaya gobola ka Shabellaha Hoose oo lagu burburiyay Saldhigyo AS ku sugnaayeen
Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Howlgallo ka soconaaya gobola ka Shabellaha Hoose oo lagu burburiyay Saldhigyo AS ku sugnaayeen.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA