spot_imgspot_imgspot_img

Jubbaland Oo Bogaadisay Dagaalka Ka Dhanka Ah AS Ee ka Socdo Hir-Shabeelle

Arbaco 5 Maarso 2025:{HMC} War kasoo baxay Madaxtooyada Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda deegaanno katirsan Maamulka Hir-Shabeelle, waxaa lagu bogaadiyay ciidanka Federaalka iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda.

Iskaashiga socda ayay Dowlad-Goboleedka Jubbaland ku tilmaamtay mid lagu gaarayo guusha ugu dambeysana looga adkaanayo ‘AS’ si looga qabsado deegaannada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle sida qoraalka lagu yiri.

Halkaan ka aqriso Xaanshida DG Jubbaland kasoo baxday:-

 

WARARKA