Wednesday, October 9, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Saalax Jaamac Baaq u Diray hey’addaha caalamiga ee Ka Hoowl-Galo Dalka

Arbaco 9-Oct, 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in hey’addaha caalamiga ah ee ka howlgala dalka looga baahan yahay shaqooyinka ay dalka ka fulinayaan in ay waafajiyaan qorshaha Qaranka iyo arrimaha mudnaanta u leh Xukuumadda DanQaran.

Mudane Saalax oo ka qeyb galay munaasabad looga hadlayay qorshaha shanta sano ee soo socota ee hey’adda UNICEF, ayaa xusay sida ay muhiim u tahay in adeegyada ay hey’addu fuliso u noqon lahaayeen kuwa waxtar leh oo ka faa’iidaan dadka Soomaaliyeed.

WARARKA