Sunday, October 6, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Wasaarada Caafimaadka oo Kulan La Yeelatay Dhaqatiirta Guud iyo Bahda Caafimaadka

Axad 6 Oct, 2024 {HMC}  Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Mohamed Hassan Mohamed aya la yeeshay kulan is xog-wareysi ah qaar kamid ah dhaqaatiirta iyo guud ahaan bahda caafimaadka ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Wasiirka ayaa u sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay ka go’an tahay isla markaana diyaar u tahay in ay la wadaagto ama ka tala geliso fikradaha wax dhiska ah dhammaan daneeyayaasha horumarinta caafimaadka Dalka si ay qayb uga noqdaan dadaalada kor loogu qaadayo adeegga caafimaadka dalka.

WARARKA