Sunday, October 6, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Itoobiya oo laga saaraayo Howlgalka Cusub ee Soomaaliya

Sabti 5 Oct 2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ineysan ka mid noqon doonin howlgalka cusub hadii aysan ka laaban heshiiska badda

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan uu bilaaban doono howlgalka cusub ee badalaya ATMIS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

WARARKA