Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Hub Cusub oo ka yimid itoobiya ayaa Mar kale la soo galiyey Soomaaliya.

Jimco 20 Sep 2024 {HMC} Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa la soo wareegey hub ka yimi dhici Itoobiya oo xalay xiisad ka dhaliyey degmada Bookh ee Deegaanka Soomaalida iyo deegaannada xuduudda ah ah ee Soomaaliya, iyada oo hadda la soo werinayo in hubku si nabad ah ku soo galay gudaha Puntland – Ilowareedyo.

Maleeshiyaad hubaysan oo isku dayey in ay sidii hubkii Caabudwaaq u furtaan ayaa la xaqiijiyey in ay la kulmeen iska caabin xooggan ayna guul-darrayateen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA