Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Gaadiidleyda Baledweyne oo Doowlada Ka Codsaday Dhismaha Laamiga

Arbaco 18 -09-2024 {HMC} Waxaa yaraaday isticmaalka laamiga maro bartamaha magaalada Beledweeyne, gaadiidleeyda ayaana yareeysay maritaankisa ayagoona inta badan maro wadooyinka yaryar ee hareer maro laamiga.

Waxa ka muuqdo Burbur xoogan oo aay ku dhibqabaan wadayaasha Gaadiidka xamuulka iyo kuwa Yaryar, sidoo kale xiliyada Roobka waxaa Fariisto laamiga dhiiqa aad ufarabadan oo Mararka qaar aay dhib ku qabaan dadka caadiga ah ee Lugeeyo.

Wadadaan laamiga ah ayaa ah mid muhiim u ah isku socodka afarta xaafad eey ka koobantahy Beledweyne Deegaanada ku Hareeresan iyo Gobolada Dhaxe ee Dalka.

Waxa dayacatir iyo dib udhis lagu sameeyo ugu Horeeysay 2020 kidib doowladii siyaadbre
balse hada waxa ka muuqdo burbur baahsan.

Gadeedleeyda oo ah kuwa inta badan isticmaalo laamiga ayaa doowlada ka codsaday in dib udhis lagu sameeyso laamiga si uu unoqdo mid ku wanaagsan mariinka.

 

 

WARARKA