Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Maxkamada Gobalka Hiiraan oo Dil Ku Xukuntay Nin Nabadoon Ku Dilay Baledweyne

Arbaco 18 -09-2024 {HMC} Maxkamadda Madaniga ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo Gabagabeysay kiis Dil ah oo Dhawaan Maxkamadda ay u fariisatay

kiiskan Dilka ah uu eedeysane ka yahay Cabdi Xuseen Muxumed oo horay u Dilay allaha u Naxarisitee Nabadoon Xasan Maxamuud jimcaale

Maxkamda ayaana soo martay heerar kala Duwan oo lagu dhageeysaneyey Dhinacyada Dacwadda ayaa maanta Go’aan kama Dambeeysay ah ka Gaartay

Gudoomiyaha Maxkamadda Madaniga ee Gobolka Hiiraan Cali xuseen sabriye ayaa ku dhawaaqay Xukunka Maxkamadda.

WARARKA