Thursday, September 19, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Xubin Ka tirsanaa AS oo isku soo Dhiibay Ciidanka DFS

Isniin 16-Sep-2024 {HMC} Maslax Maxamed Aadan oo 26 jir ah, kuna dhashay degamada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Deegaanka ee sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug.

Maslax ayaa AS ka tirsanaa laba sano iyo bar, si gaar ah waxa uu ka mid ahaa qeybta fulisa weerarada shacabka ay ku laayaan,Maslax ayaa muddooyinkii dambe ku dhuumaaleysanayay aagga deegaanka Baraag-hurdaaye oo Xarardhere u jira 25KM.

WARARKA