Thursday, September 19, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Maxaa ka jiro in Xildhibaano katirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo la baafinayo?

Axad 15-Sep-2024 {HMC}  Guddoonka Golaha Wakiillada maamulka Somaliland , ayaa warqad ay soo saareen waxa ay ku baafinayaan 16-xildhibaan oo katirsan Golaga Wakiillada, kuwaa oo la sheegay in ay fasax la’aan ka maqnaayeen fadhi ay shalay yeesheen golaha Wakiillada.

Warqada kasoo baxday xoghaye kuxigeenka golaha Wakiilllada ayaa lagu sheegay in xildhibaanadan aysan soo xaadirin kalfdahigga 9-aad fadhigiisa 8-aad, waxaana xildhibaannadan la sheegay in iyaga oon wax cudur daar ah oo gudbin iska maqnaayeen.

WARARKA