spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRAD}Eritrea iyo Masar oo Ka Wada Hadlay dhawrida madax banaanida Soomaaliya

Sabti 14-Sep-2024 {HMC} Madaxda sare ee Eritrea iyo Masar ayaa ka wada hadlay Iskaashiga arrimaha gobalka oo ay kujirto dhawrida madax banaanida Soomaaliya, waxaana sidaas ay kasoo baxday wada hadalo dhexmaray Madaxweynaha Eritrea iyo Wafdi sare oo kasocda Masar oo uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha dibada Masar, oo maanta tagay magaalada Asmara.

WARARKA