Sunday, September 22, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada PSF ee Puntland oo Xiray Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.

Arbaco 11-09-2024 {HMC} Ciidamada PSF ee Maamulka Puntland ayaa Maanta ku dhawaaqay inaanan la isticmaali karin Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA