Isniin 09,Sept,2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Faah faahin ka bixisay Howlgalo lagu Dilay Xubno ka tirsan Kooxda AS kadib howlgalo is dabajoog ah oo ay sameeyeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.