Tuesday, September 24, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Beelaha Hawiye oo Garab istaag u Muujiyay Beesha Gaaljecel Fariina u diray Madaxweyne Lafta-gareen.

Arbaco 04-09-2024 {HMC} Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar kamid ah Beelaha hawiye ayaa waxaa looga hadlay Colaada ka taagan deegaanka Yaaqbariweyne kaas oo u dhaxeeya Maamulka koofur galbeed iyo beesha gaaljecel sida lagu sheegay war saxaafadeed ka so baxay shirkaasi.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA