spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Maamulka Buulo Burde Oo Ka Hadlay Khasaaraha Qaraxii ka dhacay Degmadaasi.

Axad September, 31, 2024 {HMC} Inta la xaqiijiyay 19 qof ayaa ku dhaawacmay hal qof ayaana ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada Buulobarde ee gobalka Hiiraan galinkii dambe ee shalay.

Afar qof oo ka mid ah dadka dhaawaca oo xaladooda ay cuslaatay ayaa diyaarad gaar ah oo loogu qaaday magaaladda Muqdisho si loogu daaweeyo.

Duqa Buuloburde Cabdisalaan hagar ayaa Hiiraanweyn ugu waramay qaraxaas iyo sidda uu u dhacay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

WARARKA