Saturday, September 28, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Amaanka Baladweyne oo Soo Qabtay Burcad dhac iyo dil Geeysatay.

Talaado 27, August 2024 {HMC} Gudoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasoow ayaa ka hadlay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal iyo dhac loo geystay shacabka Baladweyne oo ciidanka amniga ay soo qabteen.

Gudoomiye Calasoow wuxuu sheegay in hadda ay xabsiga ku hayaan qaar ka mid ah dadkii dilalka ka geystay magaalada dhawaana ay hor keeni doonaan maxkamadaha awooda u leh qaadista kisaskaan.

Shacabka magaalada ayuu ugu baaqay in ay la shaqeeyaan laamaha amniga si gacanta loogu soo dhigo kuwa dhibaatada u geystay shacabka dhowrkii maal mood ee lasoo dhaafay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

WARARKA