Saturday, October 5, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Xukun isugu jiray Xabsi iyo lacag Ayaa lagu riday eedeysane loo haystay la shaqeynta AS

Axad 28 July 2024 {HMC} Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun isugu jiray Xabsi iyo lacag ku riday eedeysane loo haystay la shaqeynta Kooxda Al shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

WARARKA