Tuesday, July 2, 2024
spot_imgspot_img

Saldhig Ciidanka ATMIS ku leeyihiin Shabeellaha Hoose oo la Weeraray

Jimco 28 June 2024 {HMC} Dagaal ayaa ka dhacay degaanka Danow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Uganda ee kamid ah howlgalka ATMIS iyo

Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Uganda ee degaanka Danow, waxaana dadka degaanka ay sheegeen in ay si weyn u maqlayeen dhawaqa rasaasta la isku adeegsanayey,

Dadka degaanka ayaa sidoo kale waxaay sheegeen in Ciidamada Uganda intii uu socday dagaalka ay tiro madaafiic ah ku tuurayeen dhinaca laga soo weeraray, balse aan weli la sheegin khasaaraha ka dhashay madaafiicda.

Saraakiisha Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaan weli ka hadlin weerarkaas, hase yeeshee inta badan weerarada noocaan oo kale ah ayaa ka dhacaa degaannada ay Gobolka Shabeellaha Hoose kaga sugan yihiin Ciidamada dowladda & kuwa howlgalka ATMIS.

lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay dagaalkan Xaaladda degaanka Danow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ah saaka mid degan

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {02.07.2024}

Talaado 02 julay 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdiqani...

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya waxa ay inoo daba socotaa waxay doonayaan inay dalkeenna isku qurxiyaan

Talado july ,2 2024 (HMC)  Soomaaliya waxa ay inoo daba socotaa waxay doonayaan inay dalkeenna isku qurxiyaan HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA