Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Muqdisho oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey waxgarad iyo siyaasiin kasoo jedo puntland.

Talaado june, 04, 2024 (HMC) – Wasiru Dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir Dhucle ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey cuqaal, nabadoono iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Bari oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirro iyo Xildhaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka JFS iyo waxgarad, iyadoo kulanka si guud laysaga waraystay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan xaaladaha amni iyo midda dhaqan dhaqaale ee Gobolka Bari.

WARARKA