Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Biimaal oo hubkooda qaatay si ay isaga difaacaan Xooha AS.

Axad 28, April  2024 {HMC} Beesha Biimaal oo kamid ah beelaha dago Gobolka shabellaha hoose ayaa Caawa la so baxay hubkooda si ay iskaga dhiciyaan Kooxada al shabaab sida ay warbaahinta u sheegeen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA