Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweeynaha Hirshabeele oo Degmada Balcad Gaaray

Talaado ,23-April-2024 {HMC}  Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

Socdaalka waxaa ku wehliyo xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada iyo Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle iyo Xildhibaan Cusmaan Xaadoolle.

Dadka deeggaanka ayaa waqti dheer sugayay mashaariicda maanta laga daah-furay degmada Balcad.

Madaxweynaha ayaa xariga ka jaray garoonka kubbadda cagta ee Dr. Ayuub Jeenyo kaas oo horumar u ah dadka deegaanka.

WARARKA