Thursday, October 3, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Ra iisulwasaare Abiy Axmed oo Afur u sameeyay Muslimiinta Dalkiisa Si ay ugu Biiraan Jaamacada Carabta.

Jimco-22- March-2024 {HMC} Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay muwaadiniinta dalkiisa inay bartaan luqadda Carabiga, taas oo uu sheegay inuu dalban doono in lagu dhigo dugsiyada dowladda Itoobiya, isagoo dhanka kalena rajo ka muujiyay in Itoobiya ay ku biirto ururka Jaamacadda Carabta “maxaa yeelay way ka faa’iidi doontaa” ayuu yiri .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA